HomeWarkiiSaraakiil sar sare oo Alshabaab looga dilay howlgal ka dhacay Gobolka Jubada...

Saraakiil sar sare oo Alshabaab looga dilay howlgal ka dhacay Gobolka Jubada hoose 

KAAM-JIROON (DAYNIILE.COM)-Howlgal ay iska kaashadeen ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Maamulka Jubaland ayaa la soo sheegayaa inay ku dileen saraakiil sar sare oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab.

Howlgalka oo ka dhay deegaanka Kaam-jaroon ee Gobolka Jubada hoose oo hore talis ugu ahayd kooxda Alshabaab ayaa lagu qaarajiyay laba sarkaal xilal ka hayay kooxda Ashabaab.

Labada sarkaal ee Alshabaab laga dilay waxaa kala yihiin Amiirkii guud ee Deegaanka Kaam-jiroon Rooble Xasan iyo Madixii maaliyada ugu qaabilsanaa deegaanka Wayaanta kaasoo magaciisa lagu soo koobay Madeey .

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -