Gudoomiyaha Gobolka Banadir Cumar Fiish.
Ma wuxuu naga dhaadhicinayaa Gaarigaas Ninkii saarnaa In lagu dilay Israsaaseeyn?
Allaha unaxariisto gudoomiye Abdihakim dhagajuun.

Gaarigaas Rasaasta dushiisa,kamuuqata 70 xabadood ban katiriyey.Hadiiba Gaarigaa dadkii saarnaa la leeyahay Israsaaseyn bey ku dhinteen,siduu u egyahay Mishinka laysku qaarajin doono ?

Somalidu waxay ku maahmaahdaa Xaglo Geel wax guntiga lagu qariyo waaka waynyihiin.
Meshaa Muqdisho ah waxa kasocda.
Waa ninkii ku dilay hakuu ooyo taasi waa Ooyinta yaxaaska Crocodile tears.

Marxuumka geeriyooday 2bil kahor buu ku dhaawacmay Qarax Miino oo gaarigiisa lala eegtay.Xaalad caafimaad buu dalka Turkey ugu maqnaa shalay buu soo laabtay.Isla xalay waala qaarajiyey kii Miinada udhigay Iyo midka qaarajiyey soo lagama yaabo Inuu hal qof Isku yahay ? Shaatiyaal badanaa dadkaaneeti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here