Wararka ayaa sheegaya in dalkaas uu garoonka diyaarahada  Entebbe Airaport uu u yahay  isha ugu weyn ee dhaqaalaha ee ay dowladda, hadii ay ku guul dareysato fulinta heshiiska deynt uu Shiinuhu siiyay Uganda.

Sidoo kale Safiirka Shiinaha ee Uganda ayaa sidoo kale hadalladaas beeniyay, waxay tani ku soo aadaysaa Xili dalkaas Usbuucyadii la soo dhaafay ay ka dhaceen Qaraxyo gil gilay magaalada Canpala ee caasimadda dalkaasi.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here