Maxamed Muqtaar (Deeqoow ) oo ka mid ahaa Dhalinyardii ilaalada shacabka Markii danba ku Biiray ciidanka Badbaado qaran oo meydkiisa laga helay god qashin dhexdiisa oo ku yaalla agagaarka xerada Generaal Kaahiye ( School Polisiyo) .

Marxuumka ayaa markii ugu danbaysay waxaa u yeeray taliyaha ciidanka dufaan oo lagu Magacaabo Iidow sida ay sheegeen Saraakiisha ciidanka Badbaado Qaran.

Dhacdadan ayaa keeni doonta is aaminaad la aan midii ugu weyneyd ee Ciidanka Soo kala dhex galsha

waana dhacdo fashil ku keeni karta heshiiskii la gaaray haduusan Raiisulwasaare Rooble Qaadin Talaabo Deg deg ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here