Sargaal ka tirsan ilaalada Madaxtooyada oo Meydkiisa laga helay Hoteel ku yaalo muqdisho

0

#BREAKING NEWS

Sarkaal ka tirsan ciidanka madaxtooyada oo lagu magacaabo Shariif ayaa laga soo saaray meydkiisa hotel ridwaan oo ku yaalla isgoyska ceel-gaabta ee Muqdisho.

Laamaha ammaanka ayaa kaxeystay maamulka Hotelka si loo ogaado xogo ku saabsan dhimashada Sarkaalkan magaciisa lagu soo koobay Shariif, wararka qaar ayaa sheegaya in ay ku kulmeen qolka uu ka degenaa gabar uga sii hormartay qolkiisa asaguna uu dib ka yimid.

Gabadhiina meesha ayay isaga baxsatay, illaa hadda ma cadda sababta dhimashada Sarkaalkan.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here