HomeWarkiiSarkaal Alshabaab ka tirsanaa oo duqeyn lagu dilay

Sarkaal Alshabaab ka tirsanaa oo duqeyn lagu dilay

Sarkaal magaciisa lagu sheegay C/laahi Cabdi Xassan oo loo garan ogaa Cabdullaahi Wadaad islamarkaana ka mid ahaa saraakiisha wajiyadooda la qarin jirey ayaa lagu diley duqeyn ka dhacday deegaanka Kuunya.
Sarkalkaan wuxuu ahaa Alshabaab ugu magacownaa  madaxa maaliyadda,sidoo kale xil ahaan wuxuu ka mid ahaa kooxda ugu sareysa marka laga yimaado Amiirkooda guud,diyaaradaha saaxiibada caalamiga ah ayaa duqeynta fuliyay.
Sarkaalkaan la dilay wali kama hadlin kooxda uu ka tirsan yahay sidoo kale Wasaraada Gaashaandhiga Somalia wali kama hadlin howlgalka lagu dilay.

Warar ayaa sheegaya in C/laahi Wadaad hada ka hor uu dalka dibadiisa u aaday caafimaad isagoo adeegsanayay magac aan kisa ahayn si uu u marin habaabiyo laamaha amaanka Dowlada Somalia.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
May be an image of one or more people and text that says "Ji T T"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -