MERU (DAYNIIILE.COM)-Ismaamulka Meru ee Dalka Kenya waxaa laga soo sheegayaa inuu isku dilay sarkaal Booliis kaasoo lagu magacabi jirey Simon Gitonga.

Wararka Horu dhaca ah ee baarayaashi helayaan ayaa ah in Sarkaalkaan isku dilay qorey uu ku shaqeynaayay oo ah nuuca AK$7 isagoona wajiga iska toogtay.

Advertisement

Inta badan dadka aan heysan diinta Islaamka ah ee Gaalada ah waxay isu dilaan arimo dhaqaale gaar ahaana markii dhaqaale yari ay soo wajahdo.

Saldhigga booliiska ee Ngusishi ee magaalada Timau oo ka tirsan ismaamulka Meru ayuu isku dilay Simon Gitonga waliba guri uu ka daganaa oo meydkiisa laga helay.

Sida ay sheegtay idaacada StarFM Waaxda danbi baaris Kenya ayaa sheegtay inay war rasmi ah soo saari doonaan marka baaritaano dhab ah ay sameeyeen.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleDuqa Muqdisho oo Saaka booqday tababarka Xulka Gobolka Banaadir+SAWIRRO
Next articleXasan Sheekh iyo Muuse Biixi oo shir ku leh Dalka Jabuuti

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here