Kooxo hubeysan ayaa sarkaal Booliis oo u dhashay dalka Kenya waxay ku dileen ismaamulka Elgeyo Marakwet ee isla Dalka Kenya.

Kooxaha hubeysan ayaa dilka ka dib ka baxsaday goobta waxaana markaasi kadib tagay goobta booliiska Dalka Kenya inkastoo wai aysan dad u xirin.

Advertisement

Ciidamada ka howlgala Saldhigga Booliiska ee Chesoi oo ka tirsan ismaamulka Elgeyo Marakwet ayaa bilaabay raadinta kooxihii hubeysna ee dilay sarkaalka.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in Sarkaalka la dilay
uu  soo badbaadiyay 6 gabdhood oo lagu sameeyay gudniinka nooca fircooniga ee FGM-ka.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleQM oo isku raacay qaraar ay ku dalbadeen Xabad joojinta GAZA
Next articleMucaaradka Puntland oo ka hor yimid Gudigii uu magacaabay Saciid Dani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here