HomeWarkiiSarkaal Daacish u qaabilsanaa Qaraxyada oo lagu qabtay Buuraha Cal-miskaad

Sarkaal Daacish u qaabilsanaa Qaraxyada oo lagu qabtay Buuraha Cal-miskaad

CAL-MISKAAD (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Sarkaal qarxyada u qaabilsanaa Daacish
Ciidamada Maamulka Puntland ee dagaalka kula jira dagaalamayaasha Daacish ayaa maanta gacanta ku soo dhigay sarkaal kooxdaasi ka tirsan.
Wararka ayaa tilmaamaya in Guutada Duufaan ee Ciidamada Maamulka Puntland ay howlgalka fuliyeen ayna gacanta ku soo dhigeen sarkaal Daacish u qaabilsanaa qaraxyada miinooyinka loo adeegsado.
Sarkaalka la qabtay waxaa magaciisa is afgarashada lagu sheegay Salmaan waxaana lagu wareejiyay saraakiisha sare ee Maamulka Puntland si sharciga loo horkeeno.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
May be a black-and-white image
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -