MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Sarkaal ka tirsan Midowga Yurub ayaa soo gaaray Muqdisho,wuxuuna kula kulmay masuuliyiin Dowlada Somalia ka tirsan.

Sarkaalkaan oo ah Taliyaha howlgalka Atlanta ee Midowga Yurub islamarkaaa dhawaan xilkaan la wareegay ayaa masuuliyiinta Dowlada Somalia kala hadlay Amniga Baddq Somalia gaar ahaan sidii ay Somalia uga caawin lahaayeen.

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo warbixinta oo dhameysturan warbaahinta Dowlada oo aan ka soo xiganay:-

Previous articleNaftii halige ciidamadu ku qasbeen inuu kaligiis is qarxiyo
Next articleXildhibaanada oo soo dhaweeyay ansixinta xeerka Dastuurka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here