HomeWarkiiSarkaal ka tirsan ciidamada Booliis Milataariya oo ku dhawacmay dagaalka Mudisho ka...

Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliis Milataariya oo ku dhawacmay dagaalka Mudisho ka socda

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxay dagaalka Muqdisho ka socda kaasoo u dhexeeya maleeshiyaad hubeysan iyo ciidamada Dowlada kaasoo saaka ka bilowday Xaafada Taribuunka ee Degmada Hodan Magaalada Muqdisho.

Dagaalka oo socda ayaa la soo warinayaa in xaaladu cakiran rahay ciidamada Dowladu ay doonayaan inay soo afjaraan maleeshyaadka isku urursaday garoonka Horseed oo ah dhulka Dowladu amartay in la baneeyo balse maleeshiyaadku diidan yihiin.

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Dowlada oo magaciisa lagu sheegay Mire Sahal ayaa ku dhaawacmay dagaalka k socda Xaafada Taribuunka ee Magaalada Mudisho.

Mire Sahal waa Taliyaha Ururka 2-aad Guutada 22-aad ee  Booliis-Milataariya ayaan wali xaalkiisa la kala cadeyn gaar ahan inta uu garsiisan yahay dhaawaca soo gaaray.

Wixii ku soo kordha dagaalka wararkeena ayaad mar kasta ka heli doontaan insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -