HomeWarkiiSarkaal ka tirsan Ciidamada Duufaan oo gurmad ciidan gaarsiiyay Degmada Moqokori+SAWIRRO

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Duufaan oo gurmad ciidan gaarsiiyay Degmada Moqokori+SAWIRRO

MOQO-KORI (DAYNIILE.COM)-Sarkaal ka tirsan Ciidamada Duufaan ayaa saaka gurmad ciidan iyo gaadiid dasgaal ah wuxu gaarsiiyay Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan halkaasoo ay Alshabaabku doonayaan inay qabsadaan.
Sarkaalkaan oo ah Taliyaha Ururka 3-Aad ee Ciidamada Duufaan ee ka tirsan Nabad-sugidda Cabdi Muumin Xiish ayaa la soo sheegayaa inuu wato 5 gaari dagaal iyo boqolaal ciidan gaaray furimaha dagaalka degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.
Sarkaalkaan wuxuu kula dar daarmay kuna dhiiri-geliyay ciidamadii uu watay inay dagaalkasi ka muuqdaan oo guulo ka keenaan marka la eego howlgalada ka dhanka ah Alshabaab ee halkaasi ka socda.
Ciidamadaani ka tirsan NISA gaar ahaan kuwa Duuan loo yaqaan waxay u abaabulan yihiin oo ay ciidamada u qaabilsan yihiin bixinta gurmadka deg deg ah iyo ka jawaabista xaaladaha deg dega ee dagaalka.
XAFIISKA WARARKA 
DAYNIILE.COM
May be an image of 2 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 4 people, rhinoceros and elephantMay be an image of 2 people and rhinocerosMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -