MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Sida uu goordhaw shaaciyay Wasiirka Gaashaandhiga Somalia Axmed Macalin Fiqi Sarkaal sare oo Alshabaab u qaabilsanaa Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa maanta duhuradii u dhintay dhaawac ka soo gaaray duqeyn xaga cirka ah oo shalay lagula eegtay Gobolka Hiiraan.
Wasiir Fiqi ayaa magaca Sarkaalka ka dhintay alshabaab wuxuu ku sheegay Nuur Cabdì Rooble.
Hadaba halkaan ka daawo faahfaahinta wasiirka difaaca Somalia:-