Sawirkaan waxa qaadey nin Katirsan Ciidanka Booliiska Sacuudi Carabiya wuxuu yiri ” Waxaan layaabey qof dumar ah oo da’weyn oo gaari xaajiyada xaga danbe saaran oo aad u daalan oo diifi ka muuqato,

ka dibna xaga hore baan eegey waxa gaariga darawal ka ah Nin Dhalinyaro ah. Kursiga dareewalka ku xigana waxaa saaran Gabar Dhalinyarad ah kuraasta danbena waaxa saaran caruur yar yar. !

Ninkii Booliiska ahaa baa dabagal ku sameeyey waxaa uu markii dambe ogaadey islaanta gaarigaan xaga danbe uu saarey darawalka inay tahay #HOOYADII 😭Kuwa gudaha gaariga ku jiraanna ay yihiin Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.

Sawirkaan ayaa aad ugu Faafey Baraha Bulshadda, falcelin murugo badan ayaana laga bixiyey!

Hooyo in sidaas loogu abaal gudo mamudno.

Cabdimuncim Sheekh Cabdiraxmaan
@cabdullahi mohamed cali

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here