HomeWarkiiSAWIRO: Taliska Booliiska Galmudug oo  shaaciyay inay qabteen sedex nin oo ku...

SAWIRO: Taliska Booliiska Galmudug oo  shaaciyay inay qabteen sedex nin oo ku eedeysan dilka hooyo iyo gabdhaheeda

May be an image of one or more peopleTaliska Booliiska Maamul Goboleedka Galmudug ayaa goor dhaw war ka soo saaray islamarkana shaaciyay inay qabteen sedex nin oo ku eedeysan dilka hooyo iyo sedex gabdhood ay dhashay kuwaasoo isku waqti iyo goob lagu diley habeen hore.
Haddaba warbixinta Booliiska Galmudug oo sidiisa u qorana halkaan ka akhriso:-
Taliska Qeeybta guud Booliska Galmudug ayaa soo bandhigay saddex eedeysane oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen dilka hooyo carruur leh saddex ah oo dhawaan lagu dilay deegaanka Kadhig.
Taliyaha Qeeybta guud ee Booliska galmugug col Khaliif abdule maalin ayaa sheegay in baaritaanno dheer kadib ay gacanta ku soo dhigeen eedeysanayaasha, kuwaas oo hadda ku jira xabsiga si loo sii wado baaritaanka iyo hannaanka cadaaladda.
Taliska Booliska Kadhig ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka qayb qaataan soo gudbinta xogaha la xiriira amniga, si looga hortago dambiyada noocan oo kale ah, iyadoo la xaqiijiyay in ciddii dambiga lagu helo la marsiin doono cadaaladda sharciga dalka.
Ugu dambeyn, booliska ayaa tacsi u diray ehelka iyo qaraabada marxuumadda, iyagoo ballan qaaday in aysan ka hari doonin ciddii ku lug yeelatay falka naxdinta leh.May be an image of textMay be an image of textMay be an image of dais and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people

May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people

May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -