Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada CQS Col Liiban Cali Yarow ay Wehliyaan Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Darajada 1aad col Hassan cali nur Shute. Wasiirka Cadaalada KGS iyo Gudoomiyaha Gobolka Sh.hoose ayaa Maanta Kulan la yeeshay Ciidankii ku Dagaalamey Magaalada Baraawe,

Dhamaan Ciidanka ayaa laga wareystay Sida ay wax u dheceen iyadoona Maxkamada Ciidamada ay Amar buuxa Ciidanka ku siisey in ay is walaashadaan kana shaqeeyaan Nabada Magaaladan.

Advertisement

   

Previous articleJubbaland oo Gaadiidka dagaalka iyo Ciidamo geyneysa Gobolka Gedo iyo xiisad ka dhalatay
Next articleSoomaaliya oo in ka badan 1.2 Milyan oo Neef Dalka ka dhoofisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here