HomeWarkiiSAWIRRO: Booliiska Gal-mudug oo soo qabtay kooxihii dhawaan dilay Hooyada waayeelka ahayd...

SAWIRRO: Booliiska Gal-mudug oo soo qabtay kooxihii dhawaan dilay Hooyada waayeelka ahayd iyo wiilkeeda

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Galmudug, G/Sare Khaliif Cabdulle Maalin, ayaa faahfaahin ka bixiyey Hoolgal qorsheysan oo ay ciidammada Soomaaliyeed kusoo qabteen lix eedeysane kadib raadin iyo xog uruurin muddo socotay.
Eedeysanayaasha ayaa lagu tuhunsan yahay dilka hooyo iyo wiilkeeda oo lagu dilay degaanka Guudoole.
Ragga lasoo qabtay ayaa lagu kala magacaabay:
1. Cabdikafi Maxamed Axmed
2. Cabdulhi Xasan Daahir
3. Maxamed Cabdi Cabdulle
4. Suudi Daahir Kaahiyo
5. Qaasin Axmed Jimcaale
6. Maxamed Cabdi XeedarMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and car
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -