HomeWarkiiSAWIRRO: Dagaalka Dalalka Thailand iyo Cambodia oo sababay Barakac xoogan

SAWIRRO: Dagaalka Dalalka Thailand iyo Cambodia oo sababay Barakac xoogan

People rest at a shelter.Dagaalka dhawaan ka dhex qarxay dalalka Thailand iyo Cambodia ayaa sababay barakac xoggan madaafiic iyo gantalo culus labada dal isku dhaafsaderen xuduuda xili dad shacabana ay ka dhaw yihiin xuduudaha.

Dagaaladaan oo laba maalin socday wuxuu sababa barakac 100,000 dadka ah oo labada dal, xadka Thiland  sawiro laga soo qaaday waxay muujinayaan dad aan dagaal ku talo galin balse dantu ku ciishay kuwaasoo seexanaya meel aysan jeclayn inay seexdaan.

Hooyooyinka waxay wataan caruuroodii iyo wixii fudud ee ay guryahooda ka soo qaadan kareen hadana wa qaxooti cusub.

Dagaalladii ugu xumaa ee in ka badan toban sano dhex mara dalalka deriska ah ayaa ku qasbay in ka badan 100,000 oo qof inay ka barakacaan guryahoodii guud ahaan afar gobol oo xuduudka Thailand ah Jimcihii shalay.

Iyada oo ay madaafiicdu soo baxaysay Khamiistii, kumannaan qof oo ka yimid waqooyi-bari gobolka Surin ayaa uga tagay guryahoodii hoy cooshado ka sameysan oo laga sameeyay bartamaha magaalada.

“Waxaan ka walwalsanahay gurigayaga, xoolahayaga, iyo dalagyada aan sida adag uga shaqaynay,” Thidarat Homhuan, 37, ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AFP.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COMThai-Cambodian clashes force 100,000 into shelters amid rising tensionsThai-Cambodian clashes force 100,000 into shelters amid rising tensionsThai-Cambodian clashes force 100,000 into shelters amid rising tensionsThai-Cambodian clashes force 100,000 into shelters amid rising tensionsThai-Cambodian clashes force 100,000 into shelters amid rising tensionsThai-Cambodian clashes force 100,000 into shelters amid rising tensionsThai-Cambodian clashes force 100,000 into shelters on Thai borderThai-Cambodian clashes force 100,000 into shelters amid rising tensions

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -