Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa sawirada laga qaaday qaar ka mid ah wararkii ugu hadal heynta badnaa dunida maalmihii ugu danbeeyay.
Dhacdooyinkii sida weyn loo shaciyay waxaa ka mid ah aaskii Qaran ee dhawaan loo sameeyay Saif al-Islam Gaddafi, oo ahaa wiilkii uu dhalay Madaxweynihii mudada soo xukumayay Dalka Liibiya Mucamar Al-Qaddaafi ,aaskaan waxaa ka qeybgalay kumanaan dad ah.
Laga soo bilaabo kumannaan qof oo ka qayb galayay aaska Saif al-Islam Gaddafi, oo ahaa wiilkii ugu caansanaa ee badbaaday ee uu dhalay hogaamiyihii hore ee Libya Mucamar Al-Qaddaafi,
Sidoo kale dhacdooyinka aad loo shaaciyay asbucaan waxaa ka mid ahaa weerar ismiidaamin ah oo lagu hoobtay oo ka dhacay masaajid Pakistani ah oo ay ku dhinteen tobaneeyo qof, iyo isu soo bax lagu taageerayo Falastiin oo Yemen ka dhacay, halkan ka daawo sawiro toddobaadkan ah.







