HomeWarkiiSAWIRRO: Dhimasha dadkii ku dhintay dhul-gariirka dalka Filibiin oo sii kordheysa

SAWIRRO: Dhimasha dadkii ku dhintay dhul-gariirka dalka Filibiin oo sii kordheysa

Waxaa sii kordhaya dhimashada iyo dhaawaca dhul-gariirka xooggan ee ka dhacay dalka Filibiin, xili 20-kun dad ah ay noqdeen kuwa barakacay iyo kuwo kooxaha gurmadku daad-gureeyeen.

Tirada dhimashada waxay  gaartay 72 halka la diiwaan geliyay inay dhaawacmeen 294 ruux iyadoo dhulgariir ka dib ay weli deggan yihiin bulshooyinka waqooyiga Cebu.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -