MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Isu soo baxa saaka ilaa duhuradii soo gaaray ee ka dhacay Magaalada Muqdisho wuxuu cadeynayaa dareenka dadka Soomaaliyeed iyo sidey ugu mideysan yihiin inay hantidooda ilaashtaan raalina ka ahayn in la iibiyo.

Aduunka oo dhan oo waa la isku raacsan yahay in dhul iyo bad midna uusan iibna galin islamarkaana gor gortan uusan galin hadana saas ay tahay Abiy Axmed oo hogaamiya Itoobiya ayaa damaciisa la qiyaasayaa kaliya inuu ku dhantaalayo midnimada Somalia iyo dib usoo kabashadeena madaama uu ogyahay inuusan dhul iyo bad midna heleyn.

Advertisement
Banaanbaxa maanta waxyaabaha lagu xasuusan doono ayaa ah inay hogaaminayaan masuuliyiintii Dowlada sida Wasiiro, Xildhibaano,Gudoomiyayaal iyo Saraakiil cidan intaba.

=XUQUUQDA SAWIRADA WAXAA LEH TV-GA QARANKA=

May be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of 2 people, crowd and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of 3 people, crowd and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of 2 people, crowd and textMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of 4 peopleMay be an image of 11 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 14 people, dais and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 9 people and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of ‎8 people and ‎text that says "‎نتخلي لن رضنا واحدمن شبر عن BADDE ENNU BEEC MA AHAN NOT AN INCH OF SOMALIA‎"‎‎May be an image of 4 people and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of 2 people, crowd and text

Previous articleSomalida heysata dhalashada Dalka Swden oo ay soo wajahday sheeko naxdin leh.
Next articleMaamul cusub oo ka madax banaan Somaliland oo looga dhawaaqayo Saylac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here