HomeWarkiiSAWIRRO: Doorashadiì Qof iyo Cod oo si qurux badan Saaka ...

SAWIRRO: Doorashadiì Qof iyo Cod oo si qurux badan Saaka uga bilaabatay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Saaka si qurux badan Magaalada Muqdisho uga bilowday Doorashooyinka qof iyo cod taasoo noqoneysaa 77 sano markii ugu horeysay oo Muqdisho ay ka dhacdo doorasho nuucaas ah.

Doorashada oo si nabad ah ku socotaa kuna bilaabatay ayaa ka socota guud ahaan 16-ka Degmo ee Magaalada Muqdisho.

Safafla oo salaadii subax la galay ayaa waxaa ka muuqanaya inay masuuliyiinta Dowlada dhankooda safka uga jiraan oo sida Gudoomiye,Wasiir iyo wixi ka sii sareeya intaba.

Doorashada saaka was in Ururada siyaasada loo kala codeynayo kadib janaayo ama Febraayo waxaa ku xigi doona doorashooyinka Maamulka Gobolka Banaadir insha Allah.

Insha Allah wararka doorashada halkaan ayaad kala socon doontaan hadba wixii soo kordha.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -