HomeWarkiiSAWIRRO: Dowlada oo soo bandhigtay hubkii laga furtay Alshabaab iyo meydadkooda

SAWIRRO: Dowlada oo soo bandhigtay hubkii laga furtay Alshabaab iyo meydadkooda

Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay hub shalay Alshabaab looga furtay Deegaanka Bariire,sidoo kale waxay soo bandhigtay meydadka dagaalamayaashii Alshabaab lagu dilay dagaalkaasi.

Hubkaan oo Dowladu ku sheegtay kuwii ugu badnaa oo laga furtay Alshabaab ayaa lagu soo bandhigay magaalada Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo ahayd halkii laga saaray shalay kooxda Alshabaab kadib markii ay iskaashteen ciidamada Dowlada iyo AUSSOM.No description available.May be an image of 8 peopleMay be an image of 12 peopleNo description available.No description available.May be an image of 12 peopleNo photo description available.No photo description available.May be an image of 5 people and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of textNo photo description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

No description available.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -