HomeWarkiiSAWIRRO: Faderaalka iyo Waqooyi Bari oo ka shirey sugida amniga munaasabada caleema...

SAWIRRO: Faderaalka iyo Waqooyi Bari oo ka shirey sugida amniga munaasabada caleema saarka Firdhiye

May be an image of one or more people and daisMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Mud. Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali ayaa caawa shir guddoomiyey shir looga hadlay amniga iyo nabadgelyada munaasibadda caleemasaarka.

Shirka waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Taliyaha Ciidanka Booliska, Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA, Saraakiil Ciidan iyo Wasiiro iyo masuuliyinka ka tirsan dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga iyo habsami u socodka munaasabadda caleemasaarka madaxda Dawladda Waqooyi Bari.May be an image of daisMay be an image of one or more people and people smilingMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and beardMay be an image of one or more people and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -