GAZA (DAYNIIILE.COM)-Nin u dhashay dalka Falastiin ayaa ka barakacay Waqiiyiga Gaza wuxuuna gaaray Magaalada Xuduuda Masar u dhaw ee Rafax oo isla Gaza ka tirsan balse ka yara degan goobaha kale.

Ninkaan oo lagu magacabo Hassan Samih Dawla, oo 45 jir waa dawaarle kaasoo shaqo abuur cusub ka sameystay halka uu u barakacay.

Advertisement

Warbaahinta Aljazeera ayaa sawiro ka soo qaaday Hassan Samih Dawla isagoo isticmaalaya mashiinka dharka lagu tolo ee baaskiilka ku shaqeeya.

Madaama koronatada ay gebi ahaanba ka go’day Gaza tan iyo horraantii Oktoobar sidaa darteed ayuu Hassan Samih Dawla sameeyay mashiinka dharka lagu tolo oo ku shaqeyn kara awoodda baaskiilka.

Sawirradan  ayaa lagu arkayaa isagoo dharka hagaajinaya oo cabbiraya.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
a man sits working at a sewing machine with a pale green bicycle upside down next to ita man stands at a sewing machine with a pale green bicycle upside down next to ita man turns the pedals of a pale green bicycle upside down next to a sewing machinea tailor adjusts the sleeve on a young man

Previous articleMucaaradka Puntland oo hal mowqif ku dhagan
Next articleAlshabaab isku soo dhiibay Dowlada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here