GAZA (DAYNIIILE.COM)-Xaalad aad u adag ayaa laga soo sheegayaa marinka Gaza halkaasoo colaadii ka jirtay ay ugu darsoontay gaajada iyo cudurada sida horaba Qaramada Midoobe u sheegtay.

Gaza waxaa laga soo sheegayaa in shacab gaajeysan ay maalin kasta saf u galaan raashin inta la karsho hadana loo qeybinaayo xili raashinkuna aad uga yaryahay dadka u baahan.

Advertisement

Hay’adaha gargaarka ayaa sheegay in loo baahan yahay wax badan oo dheeri ah si loo caawiyo 2.3 milyan oo qof oo ku nool deegaanka go’doonsan, iyagoo ku tilmaamay xaaladu inay tahay mid masiibo ah.

Sidoo kale waxaa laga soo sheegayaa Qiimaha cunnada inay cirka isku shareertay magaalada Gaza madaama  duqeynta Israa’iil iyo go’doomintu tahay mid joogto ah.

=SOURCE ALJAZEERA=
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Palestinians wait to collect food at a donation point in a refugee camp in Rafah in the southern Gaza Strip on December 23

Palestinians wait to collect food at a donation point in a refugee camp in Rafah in the southern Gaza Strip on December 23Palestinians wait to collect food at a donation point in a refugee camp in Rafah in the southern Gaza Strip on December 23

Previous articleMeydadka Muslimiinta oo daadsan waddooyinka Gaza
Next articleDr. Guuleed oo warbixin siiyey dhaqaatiirta Soomaalida ee dalka Finland +SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here