HomeWarkiiSAWIRRO: Farxada shacabka reer Qaza ee guryahooda ku laabanaya

SAWIRRO: Farxada shacabka reer Qaza ee guryahooda ku laabanaya

QAZA (DAYNIILE.COM)-Shacabkii degganaa Gaza ee barakaca ku maqnaa  ayaa ku qulqulaya waddooyinka iyagoo rajeynaya in dagaalka Israa’iil uu dhammaanayo islamarkaana ay guryahooda dib u dayac tiran doonan kuna noolaan doonan si nabad ah wixii hada ka danbeeya madaama heshiis la gaaray.

Farxadda ayaa ku fiday Khan Younis ka dib markii Maraykanku uu ku taageeray Israel iyo Xamaas xabbad-joojin ay dhalisay rajo ah in la soo afjaro dagaalka.

Heshiiska waxaa uu dhigayaa in maamul rayid ah loo dhiso Qaza islamarkaana ciidamada Yuhuuduna ka baxaan dhulkaasi,sidoo kale heshiiskaan waxaa aqbalay Dagaalyahanada Xamaas oo 2 sano dagaal kula jira ciidamada xadowga Yuhuuda.

Sida sawirada ka muuqata shacabka ayaa soo gurya-noqonaya iyagoo markaan aad ugu araxsan madaama heshiiskaani u muuqdo mid adag oo Dowladnimo loo dhaqaaqay madaama Dunida inta badan ka soo horjeesteen gumaadka Yuhuudu ku heyso shacabka aan hubeyneyn ee reer Qaza.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

People celebrate in the streets.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -