HomeCiyaaraha SAWIRRO: Howl-wadaag iyo Warshiikh oo isugu soo haray Fiinaalka ciyaaraha Degmooyinka

 SAWIRRO: Howl-wadaag iyo Warshiikh oo isugu soo haray Fiinaalka ciyaaraha Degmooyinka

May be an image of one or more people and crowdMUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciyaartoyda Kubada Cagta ee Degmooyinka Howl-wadaag iyo Warsheekh ayaa isugu soo haray Fiinaalka ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Warsheekh kadib kulamadii seme-fiinaalaha oo shalay iyo maanta ay ku soo kala baxeen labadaani Degmo.

Shalay Kooxda Howl-wadaag waxay 1-0 uga soo badisay Dharkeenleey kulan adag oo kumanaan dad ah ka soo qeybgaleen ,sidoo kale maanta kulan kale oo isna sidaas oo kale u adkaa loona soo camiray ayaa dhexmaray Kaaraan iyo Warsheekh kaasoo ku dhamaaday 0-0 balse rigoorooyin la dhigay  waxaa 6-5 ku adkaaday Warsheekh oo sidaas ugu soo gudubtay kama danbeysta tartanka.May be an image of football, American football and text that says "Fomte! 2불지 ROYAL R YAL HO PITAL TARTANIA 8 Hilal Ф- lilal DANST"

Si kastaba kulanka ugu adag tartanka oo ah midka ugu danbeeya wuxuu koobka dhex yaalaa kooxaha Warsheekh iyo Howlwadaag oo Muqdisho iyo shabeelaha dhexe kala matalaya,waxana la qiyaasayaa inuu noqon doono kulanka daawadayaasha ugu badan ay ka soo qeybgalaan sidoo kalana ciyaarta ugu adag ay noqoto Inshaa Allah.

Macalinka Degmada Howlwadaag Ninka lagu magacaabo Xamaam ayaa noqday macalinka ugu hadal heynta badan dhamaan macalimiinta kooxaha oo dhan,ninkaan ayaa la baxay magaca Kaaba laadirka ciyaarta wuxuuna qaataa kulan kasta jaakad weyn sida macalimiinta dunida gaar ahaan kuwa reer Yurub.Macalin Xamaam wali waa Unbeaten, wuxuuna u socdaa in uu koobkan difaacdo.  Bal idinka maxay idinla tahay? #AzulSportsCasharka Macalin Xamaan ee Kaaraan | TikTok

Macalin Xamaam wuxuu soo jiitay quluubta inta badan daawadayaasha ciyaaraha degmooyinka waana ninka ugu kaftanka badan dhamaan macalimiinta taasoo macaani gaar ah u sii yeeshay garoonka iyo guud ahaan tartanka waliba kulamada koxdiisu ciyaareyso.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of one or more people, people playing American football, people playing football and text

May be an image of football, American football and textMay be an image of football, American football and crowdMay be an image of American football, football and textMay be an image of American football, football and grassMay be an image of football, American football and textMay be an image of football and textMay be an image of American football, football and text that says "omtel 95 42 T"May be an image of football, American football and text that says "ADCA CRuA FIFA SPURIE APURIE IFA Dahabshi Bank FIFA R 임"May be an image of American football, football and textMay be an image of American football, football and textMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of American football, football and textMay be an image of American football, football and textMay be an image of American football, football and textMay be an image of American football, football and textMay be an image of football, American football and textMay be an image of American football, football and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -