TEL-AVIV (DAYNIILE.COM)-Dowlada Iiraan ayaa goor dhaw jawaab adag ka bixisay weerarkii saaka kaga yimid dhanka Israa’iil markaasoo saraakiil sar sare laga laga dilay kuwaasoo uu ka mid yahay taliyihii guud ee ciidamada Iiraa.
Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxay dhanka Israa’ii ayaa sheegaya inay ilaa hada ay qirten dhaawaca 40 ruux.
Goobo milateri iyo xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Israa’iil ayay Iiraan bartilmaameedsatay ,wararku waxay intaasi ku darayaan in gantaalada balaastiKada ee Iiran isticmashay inay bur bur xoogan gaarsiiyeen Yuhuuda sida sawirada la helay ay muujinayaan.
Dhismooyin badan oo bur burey ayaa la soo sheegayaa walow Yuhuuda inta badan qarsato jabkeeda oo waxa ka soo baxaya ay iska yihiin wax ay iyagu qiraataan oo kaliya.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADAÂ
DAYNIILE.COM


