HomeWarkiiSAWIRRO: Kumaandooska Gorgor oo fashiliyay qaraxyo Alshabaab soo diyaariyeen

SAWIRRO: Kumaandooska Gorgor oo fashiliyay qaraxyo Alshabaab soo diyaariyeen

May be an image of textMilateriga Soomaaliya gaar ahaan Kumaandooska Gorgor ayaa howlgal ay ka sameeyeen Gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaana deegaanka Jawad Ari  waxay ku fashiliyeen qaraxyo Alshabaab soo diyaariyeen oo ay doonayeen inay weraro ku getstaan.

War lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada ayaa lagu sheegay in qaraxyada la fashiliyay ay Alshabaab la doonayeen inay ku dhibateeyaan  shacabka Soomaaliyeed walow kooxdu aysan ka hadlin eedaan loo jeediyay.

Sidoo kale Dowladu waxay soo bandhigtay goobo gabaad u ahaa Alshabaab oo ay ka cararee markii ciidamadu gaareen kuwaasoo aad sawirada ka arki karto.

Howlgalkaan ay fuliyeen Kumaandooska Gor-Gor ayaa qeyb ka ah howlgalo waqtiyadaan danbe ciidamada Dowladu ka wadeen Gobolka Shabeelaha Hoose kuwaaa ku wajahan dagaalamayaasha Alshabaab oo si weyn ugu xoogan deegaano badan oo Gobolkaasi ka mid ah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
May be an image of cheetah, rhinoceros and treeMay be an image of textMay be an image of textMay be an image of meerkatNo photo description available.May be an image of campsiteNo photo description available.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -