HomeWarkiiSAWIRRO: Madaxweyne Xassan oo ka degay Magaalada Laas-caanood

SAWIRRO: Madaxweyne Xassan oo ka degay Magaalada Laas-caanood

May be an image of helicopter and text that says "60- NEPV NEPWO PWOR"Laascaanood, Jannaayo 16, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Waqooyi Bari iyo ku-xigeenkiisa.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan heerarka kala duwan ee maamulka Waqooyi Bari, dhaqanka, waxgarad, haween iyo dhalinyaro, kuwaas oo muujiyey farxad iyo soo dhoweyn ballaaran oo ku aaddan booqashadan taariikhiga ah.

Booqashada Madaxweynaha ee Laascaanood ayaa astaan u ah adkeynta midnimada iyo dadaalka Dowladda Federaalka ee ku aaddan xoojinta wadajirka dhuleed ee dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa inta uu ku sugan yahay Waqooyi Bari waxa uu kulmmo la qaadan doonaa hoggaanka iyo hormuudka Waqooyi Bari, si loo xoojiyo nabadda, dib u heshiisiinta iyo dowlad-dhiska.May be an image of aircraft and textMay be an image of one or more people, helicopter and crowdMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of Bactrian camel and horseMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of one or more people and textNo photo description available.May be an image of helicopterMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of textMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and textNo photo description available.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -