GAZA (DAYNIILE.COM)-Warbaahinta Caalamiga ah ee Al-jazeera ayaa soo bandhigay sawirro muujinaya shacab Falastiiniyiin ah oo laga soo saarayo dhisno lagu duqeeyay.

Falastiiniyiinta waxay soo saarayaan meydadka dhibbanayaal ka dib weerarradii Israa’iil ee Deir el-Balah.

Advertisement

Ugu yaraan 29,410 falastiiniyiin ah ayaa geeriyooday halka  69,465 kalena dhaawacmeen weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo 7-dii Oktoobar.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Palestinians recover a body from the rubble of a destroyed house following Israeli air strikes, in Deir Al BalahPalestinians recover a body from the rubble of a destroyed house following Israeli air strikes, in Deir Al BalahPalestinians recover a body from the rubble of a destroyed house following Israeli air strikes, in Deir Al Balah

Previous articleXukunka tira maleeshiyaad ah oo ku dhaawacmay dagaallo kala Duwan
Next articleBooliiska oo war ka soo saaray kiiska Xildhibaan Muqdisho ku geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here