HomeWarkiiSAWIRRO: Mucaaradka Samatabixinta oo shir ku yeeshay Hoteel Jaziira

SAWIRRO: Mucaaradka Samatabixinta oo shir ku yeeshay Hoteel Jaziira

May be an image of one or more people, lighting, dais and textMUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Mucaaradka Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa galabta  waxay kulan ku yeesheen Magaaladda Muqdisho waxaana shir gudoominayay Madaxwaynihii hore ee Dalka Shariif Shiikh Axmed iyadoo ay goob joog ahaayeen siyaasiyiinta Madasha sida Xassan Cai Kheyre.

Sida uu sheegay Shariif Shiikh Axmed waxay sirkooda diirrada ku saareen jahawareerka siyaasadeed ee ka taagan dalka sida uu warka u dhigay.

Shariif Shiikh Axmed wuxuu intaasi ku daray inay sidoo kale isla soo qaadeen tacadiyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Lama yaqaan sida uu xaalku noqon doono hadii Madaxweyne Xassan waqtigiisa ku qaban waayo doorasho  madaama siyaasiyiintaan mucaaradka marka kasta ku celiyaan inay Dowlada ka hor iman doonaan hadii muda kororsi ay sameystaan.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of one or more people, newsroom, dais and textMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people, newsroom, dais and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -