HomeWarkiiSAWIRRO: Musharax Madaxweyne Xassan Cali Kheyre oo shacab ku qaabilay Kismaayo

SAWIRRO: Musharax Madaxweyne Xassan Cali Kheyre oo shacab ku qaabilay Kismaayo

May be an image of one or more people and crowdKISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasarihii hore ee Somalia hadana ah Musharax Madaxweyne Xassan Cali Kheyre oo wali howlo shaqa u jooga Kismaayo ayaa xalay shacab wuxuu ku qaabilay Magaalada kuwaasoo uu ka dhageystay aragtidooda ku aaddan sida ay la tahay mustaqbalka dalka madaama waqti kala guur ah dalku sii galayo.

“Dadweyne aan caawa kula caweeyay Magaalada Kismaayo ayaan ka sheekeysannay xaaladda dalka iyo aragtidooda ku aaddan samatabixinta mustaqbalka dalka, dadka iyo dowladnimada Soomaaliya” ayuu yiri Musharax Xassan Cali Kheyre oo ka hadlayay kulanka uu la yeeshay dhalinyarada Kismaayo.

Kulanka Masuulkaan ayaa imaanaya kadib markii 20-kii bishaan uu mucaaradka shir ugu soo dhamaaday Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubaland.

Si kastaba dalka ayaa galay xaalad isku diyaarinta doorashooyinka Madaxtinimada Somalia kaasoo ay ka harsan tahay wax aan dhamayn 5 bilood,guud ahaan musharixiinta ayaa wata howlahooda ku aadan ol-olaha doorashada Madaxweynaha iyadoo mid kasta oo musharixiinta ka mida uu damac uga jiro inuu Xasan Sheekh ka rito kursiga Dalka ugu sareeya.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of one or more people and suitMay be an image of one or more people and tableMay be an image of childMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people and people smilingMay be an image of one or more people and suitMay be an image of one or more people and suitMay be an image of one or more people, lighting and crowd

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -