HomeWarkiiSAWIRRO: Qiso cajiib ah oo Baladweyne Caawa ku dhexmartay Alshabaab weerar ahaa...

SAWIRRO: Qiso cajiib ah oo Baladweyne Caawa ku dhexmartay Alshabaab weerar ahaa iyo dadka deegaanka

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen inay ka geystaan xaafadda Xaawo-taako ee magaaladaas, Ciidamada ayaa toogtay hal dhagarqabe, iyagoo nolosha ku qabtay dhagarqabihii kale.

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in shacabka magaalada Beledweyne ay ka qeyb qaateen ka hortagga falkii ay geysa rabeen dhagarqabayaashaas.

Gudaha Magaalada Beledweyne ayaa caawa lagu soo bandhigay meydka dhagarqabaha la dilay iyo midka nolosha lagu qabtay, iyadoo shacabka iyo ciidamada ammaanka ee magaaladaas ay muujiyeen isku doobni ay kaga hortegayaan falalka guracan ee Khawaarijta.May be an image of one or more people and text that says "нШлх"May be an image of one or more people and streetMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and slow lorisMay be an image of one or more people and text that says "MIC POLICE"May be an image of one or more people, slow loris, car and text that says "POLICE"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -