QAZA (DAYNIILE.COM)-Sida Warbaahinta Aljazeera ay shaacisay Ciidamada Israa’il ayaa ku qasbay qoysas Falastiiniyiin ah inay ka baxaan magaalada Gaza si ay iyagu ula wareegaan taasoo qeyb ka ah qorshe ay hore u shaaciyeen.
Al-jazeera ayaa lagu baahiyay sawirada dadka reer Falastiin oo barakaya iyagoo adeegsanaya gaadiid waa weyn oo nuuca xamuulka ah si ugu baraakacaan meesha ay is leeyihiin waad ku nabad galeysaan.
Gaadiidka lagu barakacayo ayaa la arkayaa iyagoo adeegsanaya wadada xeebta marta ee hada ka horna ay isticmaaleen shacabka reer Falastiin markii xabad joojinta la gaaray xiligaasoo ay guryahooda ku soo laabanayeen.
ayaa ku socda waddo xeeb ah oo ay marto xerada qaxootiga ee Nuseirat ee badhtamaha Gaza [Eyad Baba/AFP]
Qoysas badan oo falastiiniyiin ah ayaa ka qaxay magaalada Gaza oo aaday dhanka koonfureed tan iyo markii
Ciidamada Israa’iil ayaa u muuqda kuwo si rasmi ah u bilaabey wajiyadii ugu horreeyay ee ololahooda ay ku qabsanayaan magaalada ugu weyn ee Gaza [Eyad Baba.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADAÂ
DAYNIILE.COM



