HomeWarkiiSAWIRRO: Ra'iisulwasaare Xamza oo gaaray Laas-caanood

SAWIRRO: Ra’iisulwasaare Xamza oo gaaray Laas-caanood

LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM) Ra’iisulwasaaraha Somalia Xamza Cabdi-Barre ayaa goor dhaw gaaray Magaalada  Laas-caanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari.

Madaxweyne Firshiye ayaa kaga hortagay garoonka isagoona ku soo dhaweeyay Magaalada Ra’iisulwasaare Xanza iyo wafdigiisa,ciidamada ayaa salaan sharaf waxay siiyeen Ra’iisulwssaaraha Somalia.

Wasiiro badan ayaa goob joog ka ahaa soo dhaweynta Ra’iisulwasaarahooda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -