HomeWarkiiSAWIRRO: Sarkaal Alshabaab ka tirsanaa oo lagu dilay howlgal ay fuliyeen kumaandooska...

SAWIRRO: Sarkaal Alshabaab ka tirsanaa oo lagu dilay howlgal ay fuliyeen kumaandooska Danab.

No description available.Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Durduro ee gobolka Baay oo hoos taga degmada Buurhakaba, waxay ku dileen Horjooge Axmed Maxamed oo gudaha Khawaarijta looga yaqaanay Mascuud, kaas oo Ciidanku ay meydkiisa soo bandhigeen.
Dhagarqabahaan waxaa lala dilay ilaaladiisii, wuxuuna Khawaarijta u qaabilsanaa sameynta iyo aasidda qaraxyada ay geliyaan waddooyinka.No description available.May be an image of 1 person
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -