HomeWarkiiSAWIRRO: Shacabka Lubnaan oo ku laabtay guryahoodii oo aad u burbursan kadib...

SAWIRRO: Shacabka Lubnaan oo ku laabtay guryahoodii oo aad u burbursan kadib heshiiska Iran iyo Mareykanka

https://www.aljazeera.com/gallery/2026/6/16/families-return-to-shattered-towns-as-fragile-ceasefire-holds-in-lebanonQoysaskii reer Lubnaan ee ka barakacay guryahooda intii uu socday weerarkii Israa’iil ayaa hada bilaabay inay ku soo laabtaan guryahoodii oo aad u burbursan kadib heshiiska ay gaareen Mareykanka iyo Iran.

Shacabka koonfurta Lubnaan ayaa wajahaya xaalado aad u daran markii ay ku noqdeen guryahooda,wixii qalab iyo hanti yaalay guryihii laga barakacay ayaa qarkoodna la bad baadeen qaarna ku baaba’een gantaalada Israa’iil la dhacday xaafadahaasi oo sababay burbur iyo inuu dab qabsado meelaha qaar.

Qaar badan ayaa helaya saqafyo dumay, baabuur gubtay iyo qolal albaabada iyo daaqadaha ka go’an. Iyada oo weli ay go’an yihiin adeegyada aasaasiga ah, xaaladda ammaanna aan la hubin, dadka deegaanka qaarkood ayaa dooranaya in ay sii joogaan muddo dheer si ay u badbaadiyaan dukumentiyada, dharka iyo alaabta guriga ka hor inta aysan mar kale tagin. Kuwo kale, oo aan lahayn meel kale oo ay aadaan, ayaa isku dayaya inay dib u bilaabaan noloshooda burburka dhexdiisa.

Duqeymo isdaba joog ah oo socday bilo iyo duqeymo dhanka cirka ah ayaa dhulka la simay guryo, dukaamo iyo dhismayaal dadweyne, taasoo ka dhigtay in xaafadaha qaar aan la aqoonsan karin.

Si kastaba Weerarrada Israa’iil ee Lubnaan ayaa isu geyn waxaa ku dhintay 3,798 qof tan iyo 2-dii bishii Maarso, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Dadweynaha. Waxay sidoo kale xoog ku barakiciyeen ilaa 1.2 milyan oo qof

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMFamilies return to shattered towns as fragile ceasefire holds in LebanonFamilies return to shattered towns as fragile ceasefire holds in LebanonFamilies return to shattered towns as fragile ceasefire holds in LebanonFamilies return to shattered towns as fragile ceasefire holds in LebanonFamilies return to shattered towns as fragile ceasefire holds in LebanonFamilies return to shattered towns as fragile ceasefire holds in LebanonFamilies return to shattered towns as fragile ceasefire holds in LebanonFamilies return to shattered towns as fragile ceasefire holds in LebanonFamilies return to shattered towns as fragile ceasefire holds in LebanonFamilies return to shattered towns as fragile ceasefire holds in LebanonFamilies return to shattered towns as fragile ceasefire holds in Lebanon

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -