HomeWarkiiSAWIRRO: Sidii xalay calanka saarku uga dhacay Madaxtooyada

SAWIRRO: Sidii xalay calanka saarku uga dhacay Madaxtooyada

May be an image of 3 people and textMuqdisho, Luuliyo 01, 2025 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, xuska 65-guurada ka soo wareegtay maalintii ay Soomaaliya xorriyadda iyo midnimada heshay awgeed.
Munaasabadda calan-saarka ayaa ku qabsoomtay Madaxtooyada, iyadoo Madaxweynaha uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Xuskan taariikhiga ah ayaa ah mid milgo iyo xusuus gaar ah u leh ummadda Soomaaliyeed, waxa uuna muujinayaa halgankii geesinimada lahaa ee ay shacabka Soomaaliyeed u soo galeen xornimada iyo midnimada dalka.May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 11 peopleMay be an image of 7 people and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of hospital and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 1 person and textMay be an image of 9 people and textMay be an image of textMay be an image of 11 people and suitMay be an image of 3 people and suitMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and fireworksMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 7 people and weddingMay be an image of 4 people and text that says "SOMAL SOMAL SOMA SOMALIA"May be an image of 10 people and textMay be an image of 9 people and suitMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 9 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 6 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -