MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidanka Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay nin watay boorso walxaha qarxa lagu soo qariyay xili ay shaqa maalmeedkooda ku jireen.

Degmada C/casiis ayaa lagu qabtay ninka iyo boorsada uu qaraxa ku waday ,waxaana la doonaayay in reer C/casiis lagu dhibaateeyo sida NISA sheegtay.

Advertisement

Ciidamada ayaa gabi ahaanba fashiliyay  qorshihii qardxinta ee uu damacanaa ninka la qabtay.

Ninka qaraxa lagu qabtay oo Gacanta NISA ku jira ayaa lagu wadaa in dhawaan uu ka soo muuqdo Maxkanada Ciidamada qalabka sida.

XAFIISKA WARARKA

.DA6NIILE.COM

Previous articleSAWIRRO: Boliiska Puntland oo soo qabtay rag ku eedeysan dilka ganacsadihij shalay lagu dikay Gaalkacyo
Next articleWasiiru Dowlaha arimaha dibada Somalia oo la kulmay masuuliyiin Midowga Afrika ka tirsan+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here