HomeWarkiiSAWIRRO: Tababar ciidan oo loo soo xirey ciidamo ka tirsan Ilaalada Gaarka...

SAWIRRO: Tababar ciidan oo loo soo xirey ciidamo ka tirsan Ilaalada Gaarka ah ee Madaxtooyada Maamulka Jubaland

May be an image of textKISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Ciidamo ka tirsan Ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada Maamulka Jubaland ayaa tababar loo soo xirey kadib maalmo uu tababar uga socday Magaalada Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Jubaland,waxaana tababarka dhankooda wax ka bixinayay saraakiil Kenyaan ah.

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Jubaland General Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal, ayaa  soo xiray tababarkaani u socday ciidamo ka tirsan Ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada  Jubaland,tababarkaani waxaa askarta lagu barayay xoojinta xirfadaha amniga, ilaalinta madaxda, iyo sare u qaadista heeganka shaqo ee ciidamada.

Maaha tababarkii ugu horeeyay gudaha dalka loogu qabto ciidamada Maamulka Jubaland ,balse tababaro badan oo kala duwan ayaa Kismaayo iyo deegaanada kalaba loogu qabtay Ciidamada Maamulka Jubaland.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa marar badan warbaahintu soo tabisay isagoo ciidamo usoo xiraya tababar islamarkaana siinaya qalabkii ay ku howlgeli lahaayeen haday tahay hubka iyo gaadiidka.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of one or more people and textMay be an image of textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and textMay be an image of textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and textNo photo description available.No photo description available.No photo description available.May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and textNo photo description available.May be an image of textMay be an image of one or more peopleMay be an image of textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textNo photo description available.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -