HomeWarkiiSAWIRRO: Wafdi ka socda Dowlada Jabuuti oo si weyn loogu soo dhaweeyay...

SAWIRRO: Wafdi ka socda Dowlada Jabuuti oo si weyn loogu soo dhaweeyay Laas-caanood

Wafdi sare oo ka socda Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, ayagoo u yimid ka qeybgalka Munaasabadda Caleema-saarka Madaxda Dowlad Goboleedkan.

Wafdigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Muumin Xasan Barre ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Jabuuti Mudane Ridwaan Xirsi Bahdoon, Xildhibaanno, Saraakiil Ciidan iyo Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Amb. Maxamed-rashiid.

Wafdiga waxaa garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Mudane Cabdulqaadir Firdhiye, waxaana hadda loo gelbiyey gudaha magaalada Laascaanood.May be an image of aircraft and text that says 'J2-MBW MA6O'May be an image of aircraft and text that says '2-MBW 2 mB 1A60'May be an image of aircraftMay be an image of aircraft and text that says 'TI IR MA50'May be an image of one or more people and helicopterMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people, aircraft and textMay be an image of helicopterMay be an image of one or more people and helicopterMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of helicopter and text that says 'UT AIR A50'
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -