HomeWarkiiSAWIRRO: Xisbiga Caddaaladda iyo Wdajirka (JSP) oo si rasmi ah ugu dhawaaqay...

SAWIRRO: Xisbiga Caddaaladda iyo Wdajirka (JSP) oo si rasmi ah ugu dhawaaqay in Cali Guudlaawe yahay musharaxooda Hirshabelle 

May be an image of ‎one or more people, dais and ‎text that says "‎اعم CADDA CADDAL ESP) SP) YO ADA WADAJIRKA ADDAALADU JIRKA L ADDA ស AL Dil‎"‎‎MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xisbiga Caddaaladda iyo Wdajirka (JSP) ayaa goor dhaw shir ay lahaayeen kaga dhawaaqay in Cali Guudlaawe yahay musharaxooda ku matali doona doorashada dhawaan loo tartami doono Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshaballe.
Go’aankaan ayaa ka danbeeyay kadib kulanka guddiga fulinta ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wdaajirka (JSP) oo maanta ka qabsoomay xaruntooda Muqdisho,waxaana shir gudoominayay Xoghayaha Guud ee Ururka Xuseen Shiikh Maxamuud.
Kulanka oo looga hadlayay u diyaar-garowga doorashooyinka soo socda ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayay Guddiga Fulintu JSP  waxay si aqlabiyad leh ugu codeeyeen Hogaamiyaha hada xilka haya ee Cali Cabdullaahi Xuseen uu noqdo Musharraxooda rasmiga ah ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP).May be an image of one or more people, newsroom, dais and text
Si kastaba Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah u gudoomay Kaarka Xisbiga JSP uu ku mateli doono iyadoo uu gudoonsiiyay Xoghayaha Guud ee Ururka Xuseen Shiikh Maxamuud.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of one or more people and textMay be an image of dais and textMay be an image of one or more people and newsroomMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and glassesMay be an image of ‎one or more people, dais, newsroom and ‎text that says "‎NA って ل‎"‎‎May be an image of text that says "W"May be an image of one or more people, newsroom and text that says "WADAJIKNA WAD"May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -