MADINA (DAYNIILE.COM_=Xujeyda Soomaaliyeed ayaa ku sii qulqulaya Magaalooyinka Madiina iyo Maka ee si au gutaan acmaasha xajka ee sanadkaan 1447.
Magaalada Madiina ayay maalintii sedexaad ku qulqulayaan Xujeyda Soomaaliyeed waxaana halkaasi si weyn ugu soo dhaweeynaya xujeyda Howl-wadeenada wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Somalia.
Xujeyda ayaa lagu wadaa sida qorshaha uu yahay inay u gudbaan magaalada Barakeysan ee Mako halkaasoo ay ka sii wadan doonaan gudahsahda acmaasha xili wali aan la gaarin dawaafkii xajka ,dhagaxtuurkii iyo xoolo gowraca oo lagu soo gabagabeeyo.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM












