MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Kulankii Galabta ka dhacay Garoonka Stadium Muqdisho ee u dhexeeyay Xulalka Jubaland iyo Galmudug ayaa noqotay tii ugu cajiibsaneyd ee dhacda tan iyo markii Jimcihii uu furmay Tartankaan,

Xulka Galmudug ayaa soo laabasho cajiib ah sameyay kadib markii qeybtii hore lagu marsiiyay 2-0 oo ay Juballand ku hogaamineysay,macalinka Galmudug ayaa sameeyay isbadalo iyo taatiko taasoo u sahashay inay 3 gool la yimaadaan qeybtii danbe sidaasna ay ugu soo dhamaatay 3-2 oo Galmudug ku badisay.

Advertisement

Taageerayaasha Galmudug oo garoonka ku badnaa islamarkaana qeybtii hore niyad jab uu ka muuqday ayaa qeybtii danbe garoonka sawaxakoodu uu sare u kacay.

Galmudug waxay Galabta u ahayd kulankooda 2-aad madaama Hirshabelle iyo iyaga lagu furey ayna ku soo dhamaatay bar bar 1-1 ahayd waxayna hada ku Galmudug ku hogaamineysaa kooxaha 4 dhibcood.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 2 people, crowd and textMay be an image of 1 person, playing American football, playing football and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people and crowdMay be an image of 7 people, people playing American football, people playing football and textMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of 2 people, crowd and text

Previous articleShacabka Hargeysa oo dhigay dibad bax ay uga soo horjeedaan damaca Abi Axmed iyo Muse Biixi
Next articleIsraa’iil oo sheegatay in saraakiil looga dily Gaza

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here