HomeWarkiiSAWIRRO:Garoonka Stadium Muqdisho oo saaka lagu qabtay munaasabad weyn oo lagu xusayay...

SAWIRRO:Garoonka Stadium Muqdisho oo saaka lagu qabtay munaasabad weyn oo lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed

May be an image of one or more peopleMUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Munaasabad si weyn loo soo abaabulay ayay Dowlada Somalia saaka ku qabatay garoonka Staidum Muqdisho xili wali ay socoto munaasabada iyadoo masuuliyiintuna khud-badana jeedinaayaan.

Munaasabadaan waxaa ka soo qeybgalay Madaxweynaha Somalia ,Wasiirka waxbarashada ,Wasiirka ciyaaraha ,masuuliyiin kale kumanaan ardey ah iyo qeybaha bulshada iyadoo si weyn loo soo camirey.

Munaasabadaan waxaa lagu weyneynayaa maalinta qiimaha badan ee 21-ka Novomeber oo sanad kasta la xuso maalinta macalinka Somaliyed walow shalay ay ku beegneyd balse munaasabada ayaa maanta qabsoontay.

Masuuliyiinta Dowlada waxay dhawaan cadeyeen inay qorayaan ilaa 10 kun oo macalmiin ah oo hor leh iyadoo Dowlada Madaxweyne Xasan hore sidaan oo kale kumanaan hor leh u shaqaaleysiisay si tayada waxbarashada loo kordhiyo mar kasta.

Madaxweyne Xasan oo hada khudbadiisa ay socoto ayaa ardeyda u sheegay inay yihiin madaxdii beri dalka hogaamin lahayd isagoo ku dhiiri geliyay waxbarashada,  wararkeena xiga ayaad kaga bogan doontaan hadalada madaxweynaha hadii Alle idmo.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of American football, football and textMay be an image of ‎crowd and ‎text that says "‎ملعب مقديشو الدولي MUGDISHO CAYAARAHA لمدد Pифacble‎"‎‎May be an image of one or more people and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of crowd and textMay be an image of ‎one or more people, crowd and ‎text that says "‎Dalladda Daliaddawaxbarashade waxbarashada FPENS افيينس رابطة التعليمية FPENS MUNAASABADDA XUSKA MAALINTA MACALLINK SOOMAALIYEED 21 KA NOOFEEMBAR 2025 KA CAL NT ASHA‎"‎‎May be an image of football, crowd and textMay be an image of crowd and text that says "N somtel People's ople'sNetwork Network somtel coplesNetwork Network Bengles Peoples Peoples WALINTAMACALINGASDOALUTEED MAALINTA MACALI 500MAALITEED 500MAALI H TELECOM HORMUUD"May be an image of ‎one or more people, crowd and ‎text that says "‎AИMcTaΠИM ALMY QOUIM MODEL tit AL DONDARY SCHODL USTAQIR QUM AUSTA PTA DUFCADA AN SEC DUGSIie SAREEA SARE UNDATION 2021 DHEX EE DUC & RY SCHO Pun 40 SOOMAR سال انویة JL XE SARE EE ARNTA MUNTI MINT‎"‎‎May be an image of football, American football and grassMay be an image of crowdMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of crowd and textMay be an image of crowdMay be an image of one or more peopleMay be an image of American football, football and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of ‎crowd and ‎text that says "‎ملعب مقديشو الدولي MUGDISHO CAYAARAHA لمدد Pифacble‎"‎‎May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of crowd and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -