XIGASHO KOOXDA.COM
Kooxda Real Madrid ayaa u muuqata kuwo si dar-dar ah uGu jira suuqa kala iibsiga xagaaga iyaga oo xoojinaya kooxda.
Kadib dhibaatadii xilli ciyaareedka Real Madrid ayaa diyaar u ah in ay xoojiso kooxda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka.
Real Madrid ayaa ilaa haatan samaysay 4 saxiix oo ciyaartoyo ah Iyo waliba tababare jose mourinh oo yimid kooxda xagaagan.
Halkan waxa aan ku soo bandhigi doonaa saxiixyada ay samaysay Real Madrid ilaa haatan suuqa xagaaga
XIGASHO KOOXDA.COM
