MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Eedeysane Sayid Cali oo maanta mar kale ka soo muuqday Maxkanada ayaa su’aalo badan la weydiiya.
Sayid Cali wuxu qirtay inuu isagu guriga gubey oo basiin uu ku shubay kadibna dab qabadsiiyay.
“Xaaskayga Waxay igu tiri Nin oday ah ayaan haystaa oo bishii 600 dollar isiinaya anna shidaal ayaan soo gatay dab ayaana ku qabtay guriga si uusan nin kale alaabtayda ugu guursan”.ayuu yiri eedeysanaha.
Maxkamada way socotaa, abuukaataha difaacaya eedeysanahana wuxuu isku dayayaa inuu dil ka bad baadiyo inkastoo ay taasi aad u adag tahay.

Muuqaalkaan waxaan ka soo xiganay Tv-ga Qaranka:-

Previous articleAqoonyahan Bur-saliid “dhamaan Itoobiyaanku shacab iyo madax dagaal dhul-boob ah bay nagu wadaan inaguna waa Xassan Sheekh kaliya oo xitaa ay dili gaareen”
Next articleHowlgal Ciidamada Dowladu ku dileen Koox Alshabaab ka tirsanaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here