Senator Muuse Suudi “Warkeyga ma badnaan doono, waxa aan soo qabtay ma aqaano ma ii miisaana, waxa aan qaban doonana ma ogi, qaa’ib aan ka ahay, waxaa idinka codsanaa senetar aqalka sare ahay, haddaan u qalmana igu celsha, haddaa i dhibsateen iga reeba”

Sikastaba ha ahaate waa marki labaad oo isku soo taagaya Mataalada Aqalka sare Muuse suudi inkastoo Kooxda Villa Somlia ku heyso dagaal ayagoo dhowr musharax kale wata si ay muuse suudi uga taqalusaan waan tartan adag kursigaan lama oga cidda sida rasmiga ah u heli doonto balse waxaa jira xan la isla dhaxmarayo taa oo ah in Muuse yahay musharax uga cad cad kursigan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here